Gudoomiye ku-xigeenka G/Banaadir oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee Uganda (Sawirro)

Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee dhanka maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir, Mudane Ibraahin Cumar Mahadale (Ibraahin Dheere) ayaa kulan kula qaatay magaalada Kampala ee Dalka Uganda qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda. Gudoomiyaha ku-xigeenka ayaa jaaliyadda kala hadlay arrimo badan ku saabsan xaaladda dalka marayo gaar ahaan xaaladda gobolka bandaadir iyo guulaha uu ku … Continue reading Gudoomiye ku-xigeenka G/Banaadir oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee Uganda (Sawirro)